Warning: Declaration of ET_Theme_Builder_Woocommerce_Product_Variable_Placeholder::get_available_variations() should be compatible with WC_Product_Variable::get_available_variations($return = 'array') in /home/customer/www/dayaxfxacademy.com/public_html/wp-content/themes/Divi/includes/builder/frontend-builder/theme-builder/WoocommerceProductVariablePlaceholder.php on line 8
Dayax FX Academy Home | For All your Forex needs

Dayax FX Academy

Kusoo Biir Bulshadeena Maanta.

Waxaan ardayda Ku Tababarnaa sida looga ganacsado suuqyada Forex, anaga oo adeegsanayna farshaxanka fudud.

 

Macluumaad nagu saabsan

Himiladeenna koowaad waa inaan kaa dhigno ganacsade faa’iido Joogto ah ka sameeya Ganacsiga Forex, waxaan ku siin doonnaa taageero badan oo adiga kugu saabsan si aad taas u gaadho. Markaad isqorto Academy-geena waxaan kuu soo diri doonaa emayl faahfaahsan oo kuu sharxaya talaabooyinka ay tahay in aad Raacdo  marka aad casharadda forex Daawanayso,  

Abdifatax Mahamed

Magacaygu Waa Abdifatah mahamed waxen kunoolahay magaalada  Muqdisho. Dayax Fx Academy waa goobtii uguhoreysay aan ugu imaado casharo si xirfadeysan loo diyaariye. Anigoo Kuwareeray suuqa forex. 

Hussein Ahmed Ali

Aad ayaad u mahadsantihiin Macalimiinta Dayax Fx Academy Casharada aan ka fahmey ma Jiro macalimiin kale oo aan kafahmey waxaanan kabartey istiraatejiyad lagu kalsoonaan karo, Alle haydin barakeeyo.

Idil Mahamed Hassan

 

Magacaygu Waa idil mahamed hassan, waxen kunoolahay wadanka Sweden, Dhamaan waxaan idiin ka Mahad celineyaa macalimiinta Iyo hawl wadeenada Dayax Fx Academy dadaalka Iyo kartida Aad noo hurteen si aan ugamid noqono dadka kuguuleyste iney lacag kasameeyaan suuqa forexka.

Ujeedada Hafdafkeena

Hadafkeenu waa in aan sanadkasta soo saarno ugu yaraan 1,000 ganasade Suuqa Forex faa’iido Badan ka Samayn doona.

kaliya waxaanu ku Baraynaa Sirta Saxda ah ee Suuqa Lacag lagaga Sameeyo oo waxaad sameysan doontaa dakhligaaga Mustaqbalka.

 

 

Markaad Nagamid Noqoto

 

Todobaadkasta Waxaan si adag u lafa guri doonnaa Lacagaha dhaqaaqa Ka samaynaya suuqyada Forex anagoo raadineyna fursadaha ganacsi ee ugu wanaagsan, si aan idin kula Wadaagno.

Walaaca iyo cabsida Kaaga Jirta ganacsiga Forex ayaa hubaal la Jabin doonaa, adiga oo noqon doona ganacsade dhiiran oo faa’ido badan sameeya.

Muxuu ku barayaa Sirta Ganacsiga aad Baranaysaa?

Dhamaantiin waxaad maraysaan xilliyo adag inta lagu gudajiro safarkiina ganacsiga, Waxa muhiimka ahi waa sida aad uga jawaab celiso Casharadda aad qaadanayso oo ugu dambayntiina kor u kac Noloshaadda ku Samaynaya.

Caqabadahaan yari waxay dhisaan dabeecadaada waqti ka dib waxayna kaa caawineyaan inaad ku noqotid qofka iyo ganacsadeha aad rabto inaad noqotid mustaqbalka.

Maxay Go’aamin doonta Cilmiga aad Baranaysaa!?

Awoodda aad u lahaan karto adkeysi ilaa aad guuleysato ayaa ugu dambeyntii go’aamisa ganacsade weyn”.

Waxaan kugu Tababaraynaa xirfad muhiim u ah ganacsade guuleysta mustaqbalka – Awoodda iyo Siraha Suuqa Sarifka Lagacaha qalaad ee Forex ayaad si buuxda ula wareegeysaa.

Xulo Qorshe adiga kuu shaqeeya