Hadii aad naga mid noqoto waxaan shaaca ka qaadi doonnaa waxyaabo ay ka mid yihiin tilmaamayaal gaar ah iyo Siro badan oo qarsoodi ah kuwaas oo aanu kasoo minguurinay Suuqa Sarifka lacagaha Qalaad ee Forex Trading Market
Cabilaahi Hassan
@Macmiisha Dayax Fx
"Fantastic, gebi ahaanba waxaan Sannado badan Raadinayey waxa iga Jaahil Saaray Dayax Fx Academy, aad ayaan idiinka Mahad Celinayaa Juhdiga aad nagu Bixiseen iyo Aqoonta aad noo Hurteen."
Farxiya Huni
@Ardeyda Dayax Fx
"Waxaan qaatay tababbarka akadeemiyada Dayax Fx wax badan ayaan ka faa'idaystay runtii. Waxaa ii suurta gashay inaan isla markiiba Faa'ido Joogto ah ku bilaabo ganacsiga Forex aniga oo adeegsanaya Istaraatijiyadda Dayax fx aan ku Bartay.” xaqiiqdii mar labaad ayaan dalban doonaa in aan Kusoo biiro! Waxaan sidoo kale jeclaan lahaa inaan dhaho mahadsanidiin dhammaan shaqaalaha iyo Macalimiinta Dayax fx."